7-WAXAAD KU LIIDATAA BANDHIGIDA QIIMAHAAGA
.jpg)
PART-11 “SABABTA 7-AAD FAQRIGA KEENA:- 7- WAXAAD KU LIIDATAA BANDHIGIDA QIIMA HAAGA IYO QIIMAHA WAX SOO SAAR KAAGA Adigu naftaada dib uqiimee oo is waydii ma Tahay qof waxa uu haysto ee uu doonayo inuu Dadka ka iibiyo bandhigi kara oo ku qancin kara Dadka kale?Haddii sidaa tahay waxaad tahay Qof sameyn kara dhaqaale. Waana hab dhaqanka dadka hormarka gaadhaa Ay leeyihiin,waana sir kamida siraha horumarka Ku gaadheen,laakiin dadka faqiir ka ahi aad bay Ugu liitaan inay soo bandhin gaaan qiimahooda Iyo qiimaha alaabta ay iibinaa yaan. Xitaa haddii ay dahab haayaan malaha kalsooni Ay dadka ugu sheegaan inay dahab haayaan, Aqoon tooda iyo hiboo yiin koodana ma ban Dhigi karaan. Haddii aad kamid tahay koox daan ogow inaad Leedahay sifo kamida sifoo yiinka faqriga keena. AQRISTAHA SHARAFTA LAHOW LASOCO SABABTA 8-AAD FAQRIGA KEENA.