3-DHINACA XUN BAAD WAX KA EEGTAA
PART-7”SABABTA 3-AAD FAQRIGA KEENA:-
3-DHINACA XUN BAAD WAX KA EEKTAA:-
Majiro shay qatar ku ah ama cadow ku ah
Fikir ka fiican oo aan ka eheen saaddaalinta iyo
In dhinaca xun aad wax ka eekto marka dhinaca
Xun aad wax ka eegasid waxaad aaminsantahay
In fikir kasta maskaxdaada kusoo dhaca xalin-
Tiisu ay adagtahay,iskadaa inaad fulise xittaa
Waxaad aamisan tahay haddii laysku dayaay
Inay sooragal aheyn,maxaa yeelay waxaad
Aaminsatahay in fikir kaasi aanu shaqeyn.
Aaminaada noocaan ahi waa sun dilaysa Fikradaha waxtarka leh ee hormar kaaga iyo
Dhismaha mustaq balkaaga qeeb kaqaadan Lahaa.
Adigu marka fikrada haagii wanaag sanaa sunta
Qatarta leh kudishay ayaad aragtaa qeyrkaa oo
Wax qabsaday markaa saad bilaaw daa inaad
Iyaga xaasiddo oo aad wax kasheegto.
Waxaa tahay qof had iyo jeer koobka biyaha
Kafiiriya dhinaca madhan,matihi qof kafiiriya
Dhinaca buuxa.
Nabiga naxriis iyo nabad galeyo korkiisa ahaate
Sida uu kuwariyay xadiis alqudsi wuxuu alle Yidhi:-” ANIGU WAXAAN AHAY ADOON KAYGA SIDUU IGA MALAYSTO”
Taasi micnaheedu waxay tahay haddii illaahay
Aad kamaleysato khayr,khayr baad heli,haddii
Aad xumaan kamaleysato,xumaan baad heli.
Haddii adigu markaa aad tahay mid mar walba
Dhinaca xun wax ka eega,marnaba suura gal
Kuuma aha inaad tilaabo fiican hore uqaadid
Oo aad wax qabsatid.
Markaa miyaanad adiga dariiqa faqriga xurya
Daadu kudooran,waayo fikrat kasta noloshaadu Badali lahayd waxaad u araktaa inaysan soco
Nayn,dee markaa jugjug meesha jooga oo aan
Waxba kuu kordhin sow arrinku maaha????!!!
Dadka hormarka gaadha igu waa dadk adhinaca
Wanaagsan wax ka eega kuna dhiirada hirga
Linta fikradaha fiican ee maskaxdooda kusoo
Dhaca.
AQRISTAHA SHARAFTA LAHOW LASOCO SAWABTA 4AAD.
Comments