7-WAXAAD KU LIIDATAA BANDHIGIDA QIIMAHAAGA

 PART-11 “SABABTA 7-AAD FAQRIGA KEENA:-



7-WAXAAD KU LIIDATAA BANDHIGIDA QIIMA

HAAGA IYO QIIMAHA WAX SOO SAAR KAAGA


Adigu naftaada dib uqiimee oo is waydii ma

Tahay qof waxa uu haysto ee uu doonayo inuu

Dadka ka iibiyo bandhigi kara oo ku qancin kara

Dadka kale?Haddii sidaa tahay waxaad tahay

Qof sameyn kara dhaqaale.

Waana hab dhaqanka dadka hormarka gaadhaa

Ay leeyihiin,waana sir kamida siraha horumarka

Ku gaadheen,laakiin dadka faqiir ka ahi aad bay

Ugu liitaan inay soo bandhin gaaan qiimahooda

Iyo qiimaha alaabta ay iibinaa yaan.

Xitaa haddii ay dahab haayaan malaha kalsooni

Ay dadka ugu sheegaan inay dahab haayaan,

Aqoon tooda iyo hiboo yiin koodana ma ban

Dhigi karaan.

Haddii aad kamid tahay koox daan ogow inaad

Leedahay sifo kamida sifoo yiinka faqriga keena.



AQRISTAHA SHARAFTA LAHOW LASOCO SABABTA 8-AAD FAQRIGA KEENA.



Comments

Popular posts from this blog

MAXAAN UDOORANAY DARIIQA FAQRIGA?