2-WAXAA TAHAY QOF RAADINAAYA INAY CID KALE SHAQO SIISO
PART-6”SABABTA 2-AAD KEENA FAQRIGA”
2-WAXAA TAHAY QOF RAADINAYA IN CID KALE SHAQO AY SIISO.
Waa sida aan kusoo barbaarnay ee bulsha
Deena aan kadhaxalnay.Markaa adiguna haddii
Aad tahay mid maskaxdiisa ay kuduuban tahay
In cidkale shaqo siisho,sidaasine ay tahay sida
Kaliya ee aad wax kuheli karto,dhibaatadana
Kaga bixi karto,ogow kani inuu yahay fikir ku
Dhaxal siinaaya dib udhac iyo faqri.
Dunida dhaqaalaheeda horumaray,waxaa hor
Muud u ah rag leh hal abuurnimo iyo abuuris
Shaqo madax banaan.
Waxaa tusaale lataaban kara ah sida mareykan
Ka iyo jabaan hadii aynan jiri laheyn ragga ay
Tusaalaha uyihiin sidda:- ford,gotes,toyota,
Mitsubishi,getty, iyo iwm.Hormar kaasi iyo
Qannimadaasi majir teen.
Maanta haddii waaqa ceena aan yara falan
Qayno waxaan arkaynaa indhalan yarada tirada
Badan ee jaamacaddaha kasoo baxaysaa mas-
Kaxdooda ay kuduuban tahay cajalad ah in cid
Kale shaqo ay geeyso,haddii markaa uu waayo
Cidkale shaqo siisana sidaa kuniyad jabo oo sida
Isku dhiibo,laakiinse haddii uu fikiri lahaa oo
Maskaxda kashaqeyn siin lahaa isaga oo kal-
Sooni isku qaba uu daraaseyn sameyn lahaa
Waxaa laga yaabaa in shaqo oogu lacag badan
Tan uu raadi naayo uu sameyn san lahaa,
Laakiinse qorshahuba uguma jirto in isaguba-
Shaqo sameesan karo.
Waxaan shaki kujirin dadka iyagu shaqada
Samees taay inay kahor marbadan yihiin kuwa
Shaqaalaha noqda.
Waxaan jeclahay inaan halkaa katilmaamo
In marka aad doonayso inaad wax abuurto
Loo baahan yahay inaad meel hoose kabilowdo,
Arintaasuna waxaa kudhiirada dadku aan wax
Baran ee aan heer jaama cadeed gaadhin taa-
Sina waa ta usoorta galisa inay horumarmar ka
Gaadhaan ganacsiga,laakiin mushkilada haysata
Dhalin yarada jaamadda kasoo baxda waxay
Doo nayaan inay meel sare ganacsiga kabilaa-
Baan,taasina waatan keen tay in dadka jaama-
Cadaha kabaxa ee ganacsiga galaa-
Inay aad utiro yaryihiin halka dadka hantida leh
Inta badan ay yihiin dad aan aqoon badan lahen
Taasi macnaheedu maaha in aqootu dib udhac
Keento ee kolba sida loo adeegsado aqoontu
Ay kuxiran taha, shaki kuma jiro qofka aqoonta
Leh haddii uu ganacsi bilaabo uu meel hoose
Kubilaabo inuu ka hormar badinaayo kan aqoon
Tu lahay, laakiinse mushkiladdu waxay tahay
Innuu qof kii aqoonta lahaa ogoleyn inuu meel
Hoose uu wax kabilaabo.
Arrimaha faqriga inoogu wacan yahay tanina ay
Kamid tahay, taasi oo ah inaan doonayno in cid
Kale shaqo inna siiso, oo aan meesha kasaarno
Inaan inagu isku tashanno oo aan wax qabsano
Innagoo isticmaalayna maskaxdeena iyo
Fikradaha hodan ka ah ee illaahay inagu
Manaystay.
AQRISTAHA SHARAFTA LAHOW LASOCO SAWABTA 3-AAD.
Comments