6-GUUL DARAAD KABAQ DAA.
PART-10”SABABTA 6AAD FAQRIGA KEENA:-
6-INAAD GUUL DARAYSATO AYAAD KABAQ DAA”.
Qodob kaan haddii aan diintaynu suuban u
Cuskano waa mid siiraddii rasuul ka iyo dhaqan
Kiisii ka hor imaa naaya maxaa yeelay waad
Maqashay nabigu inta tallaabo uu kolba qaadi
Jiray si uudiin taan uhirgaliyo kuwaas oo nolo
Shiisa halis galin jiray,illaa uu kahij rooday,kadib
Markii uu hijroodayna lawaajib galiyay jihaad
Oo ah qatarta ugu wayn ee loo badheedho,
Oo ah laba midkood inla guulaysto iyo inla
Jihaado.Hadaba baldib naftaadu ugu noqo qii
Meey fikir kaaga matahay mid marka ay fikir Fiican kusoo dhacdo kabaqa hirgalin teeda oo is
Yidhaahda naga dhaaf waa intaas oo aan ku
Guul darraystaaye?
Haddii aad dabeecadaas leedahay ogow in
Qodob kaani ku haysto,oo uu dib kuu dhigi
Doono,noloshaadana ay kamuuqan doonto,
Is daawee oo imika isgaadh.
Aqristaha qaaliga ahow miyaanad ogeyn aduun
Yadaan markaad imaanaysay inaad kasoo bax
Day hooyadaa caloosheeda oo waqtigaa aad
Soo baxaysay uu ahaa mar xalad cabsi badan
Oo xasaasi ah,wax kastaaba inay dhacaana ay
Suurto gal ahaayeen.
Mar kaa waxaan odhan karnaa immaatin ka
Adduunyada ayaaba ku bilaabmay qatar iyo Biimo,mar kaa waxaa fiican in maanta laga
Bilaabo aad go’aan hir galinta fikrada haaga
Fiican adiga oo aan baqin.
Fulinta fikirka fiican haba ahaado fulin taas mid
Ay kadhalan karto qasaare eh,mar naba kuma
Qasaaraysid fulintaas,laba midkood uun baa ka
Dhalanaaya inaad faa’ido kahesho oo mashruu
Caasi si fiican kuugu hirgalo iyo inaad ku guul
Daraysato,laakiinse aad qibrad kahesho,qibra
Daas oo shaqooyiin kaaga mustaqbalka aad uga
Faa’idaysan doonto.
Haddii aad sidaa yeeli waydo waxaad dulsaar ku
Noqon doon taa ama shaqaale unoqon doontaa
Ciddii talada eebe saarata ee ubadheedha hir
Galinta fikir keeda.
Waxaan kuu sheegayaa murti aad umihiim ah.
“Guul darada oo laga baqo lafteedda ayaaba
Ah guul daro teeda ugu xun.
Cadowga ugu weyn ee nahaystana waa cabsida” baqaha aad guul daradda kabaqdaa
Waxay bur burisaa sifoo yiinka oogu qaalisan ee
Aad haysato oo ah kalsoonida nafta.
ARISTAHA SHARAFTA LAHOW LASOCO QEEBTA XIGTA.
Comments