3-DHINACA XUN BAAD WAX KA EEGTAA
.png)
PART-7”SABABTA 3-AAD FAQRIGA KEENA:- 3- DHINACA XUN BAAD WAX KA EEKTAA:- Majiro shay qatar ku ah ama cadow ku ah Fikir ka fiican oo aan ka eheen saaddaalinta iyo In dhinaca xun aad wax ka eekto marka dhinaca Xun aad wax ka eegasid waxaad aaminsantahay In fikir kasta maskaxdaada kusoo dhaca xalin- Tiisu ay adagtahay,iskadaa inaad fulise xittaa Waxaad aamisan tahay haddii laysku dayaay Inay sooragal aheyn,maxaa yeelay waxaad Aaminsatahay in fikir kaasi aanu shaqeyn. Aaminaada noocaan ahi waa sun dilaysa Fikradaha waxtarka leh ee hormar kaaga iyo Dhismaha mustaq balkaaga qeeb kaqaadan Lahaa. Adigu marka fikrada haagii wanaag sanaa sunta Qatarta leh kudishay ayaad aragtaa qeyrkaa oo Wax qabsaday markaa saad bilaaw daa inaad Iyaga xaasiddo oo aad wax kasheegto. Waxaa tahay qof had iyo jeer koobka biyaha Kafiiriya dhinaca madhan,matihi qof kafiiriya Dhinaca buuxa. Nabiga naxriis iyo nabad galeyo korkiisa ahaate Sida uu kuwariyay xadiis alqudsi wuxuu alle Yidhi:-” ANIGU WAXAAN AHAY ADOO...