KAMAGAN GAL ALLE GAALNIMO IYO FAQRI NIMO
PART-2
Bal ufiirso nabigu wuxuu iska sii uga magan Galay faqriga iyo gaalnimada.
Faqrigu wuxuu bulshada ku keenaa mashaakilo
Badan; tuugada waxaa keena waa faqriga,
Baryada iyo tuugsiga waxaa keenaa waa faqriga,
Burcadnimada waxaa keena waa faqriga.
Waxaa taa lidkeeda ku ah qannimada oo marka Meesha ladhiga ee xoolaha lamaamulo sida alle
Doonaayo waxaa kadhasha qayr fara badan oo
Bulshada saameyn wanaagsan ku yeesha.
Qannimada noocaas ah nabiga ayaa tilmaamay Oo yidhi:-
“ Wax laysku xaasidaa majiro oo aan ka eheyn
Laba shay;nin illaahay siiyay kitaab ‘cilmi’ oo
Habeen iyo maalin aqrinaayo,iyo nin illaahay
Siiyay xoolo oo habeen iyo maalinbo sadaqay
Sanaya”
Illaahay quraankiisa wuxu kusheegay in xoolaha
Inxoolaha lagu bixiyo jidka ilaahay ay xitaa nafta
Kahoreyso wuxuuna yidhi:-
“ Kujihaatama maalkiina iyo naftiina ”
Booqo beejkan sii dagana u aqri qodobada.
https://www.daryeelmagazine.com/qodobo-hadaad-joogteyso-noloshaada-wax-ka-badalaya/
AQRISTE LASOCO BEEJKA 3AAD INSHA ALAAH.
Comments