Posts

Waxaa tahay mid caajis badan

  1- WAXAAD TAHAY MID ISLA WEYN OO KIBIR BADAN. Maadaama aad kibirsan tahay madhagaysatid fikradaha fiican. Sababta keentay inaad noqoto mid isla wayn waa adiga oo noloshaada Waxba kugulaysan sidaa daraadeeda islawayni ayaad ku qarinaysaa Guul daradaada.Waxaad iska dhigaysaa inaad cid walba kasareyso,ka Cilmi badan tahay,ka caqli badan tahay.                                    Dadka guulaysta yaashu dhamaan tooda waa dad isdhul dhigid badan. “ HUMBLES “ kibir kaasina wuxuu kuseeji naayaa inaad dadka kale ka Faa’idaysato,wax kabarato,talooyiinka fiican dhagaysato,taasina kibirka Diin teenu meel adak bay iska taagtay nabiga “SCW” wuxuu yidhi:- “ Janada magalo qof qalbigiisu kujiro wax yar oo la’eg qudhaanto oo Kibir ah “ Nabi muxammed waa rasuul keenii aduun iyo aaqiraba waxba kama Tagin,wix...

13-WAXAA TAHAY MID CAAJIS BADAN

Image
  13- WAXAA TAHAY MID CAAJIS AH OO HURDO BADAN. Waxaa kira dad caajisiin ah oo laga yaabo inaad kamid tahay. Waxaad doonaysaa inaad goosato beer aanad qodan. Nolosha wax kasta oo fiican inaad hesho ayaad doonaysaa, Adiga aan u daalin. Wax kasta oo kuu qabsami waayana cudur daar baad usamaysaa. Dr Brian Tracy wuxuu yidhi kitaab kiisu ahaa “GETTING RICH YOU OWN WAY”.   “Haddii aad naftaada ka adkaato nolosha waxay kuu noqo nay Saa midsahlan,Haddiise naftaadu kaa adkaato nolo way kugu adkaani” Ogowna in caajisku Nabigeena Muxammed Naxriis Iyo Nabad Gelyo Kor Kiisa Ha Ahaatee Uu kamagan Galay. Arimah augu waaweyn ee in laga magan galo ah waxaa kamid ah Caajisnimada, sabatoo ah waa saameynta xun ee ay qofka noloshiisa Kuyeelanayso. Haddii qofku uu caajis noqdo aduun iyo aaqiraba wuu Khasaaray, waayo labaduba waxay ubaahan yihiin dadaal iyo shaqo Badan, taasina maaha mid qofka caajiska uu qaban karo. Caalimka weeyn ee layidhaahdo wuxuu ku sheegay mutaaxu saacada Hadalka hoos ku qora...

12-WAXAAD DHAGAYSATAA FIKRADA AAN QIIQDA KUFADHININ

Image
  PART16-”SABATA 12-AAD KEENA FAQRIGA” 1- WAXAAD DHAGAYSATAA FIKRADAHA AAN XA QIIQDA KUFADHININ” YOU LISTEN THE IDEA NOT THE FACTS”   Talooyiin ka aan xaqiiqda laheyn waxaa dhaanta Talo la’aanta.Cidda aad tali iyo waano kadhagey Sanaysana iska hubi,haddii aad doonayso inaad Guursato oo aad talo guur doonayso haka dhagey San nin aan waligii guursan,haddii aad doonayso Talo ganacsi ah haka dhagaysan cid aan ganacsi si Dhab ah usameyn kuna guulaysan,haddii aad doo Nayso tali dhaqtarnimo haka dhagaysan cid aan Dhaqtarnimada qibrad ulaheyn. Haddii aad hadaba adiguna tahay mid aan horumar Dhaqaale samayn karin baro kala soocida waxa Dhabta ah iyo waxa aan dhabta aheyn. Dad baa markay iska hadlayaan iska hadla uun iyaga Mowduuca ay ka hadlayaan wax cilmi ah aan U Laheyn, kuwaa war kooda harumaysan hana Ku dhaqmin.Hadaba haddii aad tahay mid wax Walba run mooda oo aan kala saari karin xaqiiqada Iyo mala’awaalka, waxay taasi kudhaxal siinaysaa Inaad go’aano qaldan qaatatid, go’aana daa...

11-”DAD XUN XUN AYAAD XIDHIIDH LALEE DAHAY”.

Image
  PART-15”SABABTA 11-AAD FAQRIGA KEENA” 11- ”DAD XUN XUN AYAAD XIDHIIDH LALEE DAHAY”. Dadka aad xidhiidh laleedahay waa dad fikir koodu Aad u hooseeyo,waa dad nolosha kadhacay oo horu Mar ah aan sameyn. Horaa loo yidhi;shimbir shimbir kiisuu laduulaa, Nabiguna naxriis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaato Wuxuu yidhi:-” Qofka diintuusu waxay noqotaa qof Ka kale saaxib kiisa wuxuu yahay mid kiina ha eego Cidda uu lasaaxi baayo”. Dad kaani isku sii bay ufikraan,iskusi bay ulabis taan, Iskusi bay unool yihiin,iskusi bay wax uqabtaan,isku Sina way uguul dareystaan,iskusina qaddar ka ayay Udhalee cayaan,” Noloshaan alle baa noo qadray”. Dhalin yarta balwadda leh,haddi aad waydiiso yaa Ku barray balwadda?wuxuu ku odhan saaxib kayga. Sida saaxib kaa xuni balwadda kuu barrayo ayuu Dhaqan kasta oo xuni kuu barrayaa,marka dambena Nolasha ayaad kadhacaysaa,marka aad isdareyn Tana way kugu adkaanaysaa siddii aad dib ugu soo Noqon lahayd. Dadka kale ee guulaysta yaashu iyagu waa dad nasib Uhelay i...

About

 Halkaan waxaan kusoo gudbinaa dhiiro galinta nolosha oo muhiim ah Waxayna muhiim utahay kuwa kadhacay nolosha oo umooday nolo inayn Albaabo badan leeday hadduu midi kaa xermana oo albaabka kale aad furan karto Lasoco beej kaan maalin walba iyo dhiiri galin cusub mahad sanidiin

11-WAXAAD ISKU HAYSATAA INAAD WAX WALBA TAQAANID.

Image
  PART-14”SABATA 10-FAQRIGA KEENA:- 1- WAXAAD ISKU HAYSATAA INAAD WAX WALBA TAQANNO OO AQOON KORODHSI DIYAAR UMA TIHID. Waa caado iyo dhaqan aad uxun inaad ismoodo Inaad wax walba taqaanid,waxay arrintaasi kaa hor Joog sanaysaa inaad wax badan oo cusub barato Ama ogaato,waxay kugu xidhaysaa jaziirad cidla ah Jeel aqoon daro ah oo aanad waligaa kabixi doonin. Qofka aaminsan inuu wax walba yaqaano waxaan Odhan karnaa wuxuu kusugan yahay jahli murakab. Waa qof moodaya innuu garannayo,laakiinse aan Garannayn.Tusaale ahaan haddii lawaydiyo oo la Yidhaahdo tiirarka islaamku waa imisa? Wuxuu kujabaabaa waa afar. Nin carab ah oo gabayaaya ayaa wuxuu yidhi:- “Haddii aanad wax garanayn waa musiibo,haddii Aanad garannayn inaadan waxba garannayna musii Badu way kasii wayn tahay. Qofka jahliga fudut hayanna waa qofka marka su’aal Aanu garannayn la waydiiyo odhonaya ma garan Nayo markaa labada qof faraq wayn baa udhaxeeya Oo ah kan hore uma haystaba in aqooni kadhiman Tahay,halka kan kalle uu ha...

8- MUSHKILADA AYAA KAA AWOOD BADAN

Image
  PART-12”SABABTA 8-AAD FAQRIGA KEENA” 1- MUSHKILADDA AYAA KAA AWOOD BADAN:- Sida lawada ogyahay inaad hodan noqotaa Maaha fudut waa mid ay kahorayso dhibaato Faro badan iyo caqabado badan,kuf iyo kac, Khasaare,daal,fikir jookta ah,sidaas ogeed Ayaa dadka faqiirka ahi waa qaar aan mushki Ladahaas u adkaysan karin una babac dhigi Karin,waayo mushkiladda ayaa kaweyn,halka Dadka hodanka ahi ay iyagu mushkilad kasta Ay kawayn yihiin oo ay dusha uridanaayaan, Maxaa yeelay waxaa umuuqda midhaha dambe Dadka dhibta dusha urita qaar udhaqma sida Qisadaani tilmaami doonto ee ila aqriso:- “Waxaa jidhay nin bidhoole ah,ninkani ayaa Galabtii wixii alaab haayay oo dhan faraskii ku Soo raraayay,isaga oo jidka socda faras kiisina Hor socda ayaa si lama filaan faraskii uga dha Cay ceel dheer oo dariiqa badhtan kiisii ku qod Naa,nin kii faraska lahaa inuu kasoo saaro ayuu Isku dayaayay,laakiin nasiib daro way usoorobi Wayday,wuxuu uyeedhay dadkii jaar ka ahaa si Ay u caawi yaan,jaar kiina way kaquus...