Waxaa tahay mid caajis badan
1-WAXAAD TAHAY MID ISLA WEYN OO KIBIR BADAN.
Maadaama aad
kibirsan tahay madhagaysatid fikradaha fiican.
Sababta
keentay inaad noqoto mid isla wayn waa adiga oo noloshaada
Waxba
kugulaysan sidaa daraadeeda islawayni ayaad ku qarinaysaa
Guul
daradaada.Waxaad iska dhigaysaa inaad cid walba kasareyso,ka
Cilmi badan tahay,ka caqli badan tahay.
Dadka
guulaysta yaashu dhamaan tooda waa dad isdhul dhigid badan.
“ HUMBLES “
kibir kaasina wuxuu kuseeji naayaa inaad dadka kale ka
Faa’idaysato,wax
kabarato,talooyiinka fiican dhagaysato,taasina kibirka
Diin teenu
meel adak bay iska taagtay nabiga “SCW” wuxuu yidhi:-
“ Janada
magalo qof qalbigiisu kujiro wax yar oo la’eg qudhaanto oo
Kibir ah
“
Nabi
muxammed waa rasuul keenii aduun iyo aaqiraba waxba kama
Tagin,wixii
wanaag inoo ahaa wuu inoo sheegay wixii shar ahaana wuu
Inooga
digay.
Marka kibirka aaqiro iyo aduunba wuxuu keenaa
cidhib Xumo.
Comments