12-WAXAAD DHAGAYSATAA FIKRADA AAN QIIQDA KUFADHININ
PART16-”SABATA 12-AAD KEENA FAQRIGA”
1-WAXAAD DHAGAYSATAA FIKRADAHA AAN XA
QIIQDA KUFADHININ” YOU LISTEN THE IDEA NOT THE FACTS”
Talooyiin ka aan xaqiiqda laheyn waxaa dhaanta
Talo la’aanta.Cidda aad tali iyo waano kadhagey
Sanaysana iska hubi,haddii aad doonayso inaad
Guursato oo aad talo guur doonayso haka dhagey
San nin aan waligii guursan,haddii aad doonayso
Talo ganacsi ah haka dhagaysan cid aan ganacsi si
Dhab ah usameyn kuna guulaysan,haddii aad doo
Nayso tali dhaqtarnimo haka dhagaysan cid aan
Dhaqtarnimada qibrad ulaheyn.
Haddii aad hadaba adiguna tahay mid aan horumar
Dhaqaale samayn karin baro kala soocida waxa
Dhabta ah iyo waxa aan dhabta aheyn.
Dad baa markay iska hadlayaan iska hadla uun iyaga
Mowduuca ay ka hadlayaan wax cilmi ah aan U Laheyn, kuwaa war kooda harumaysan hana
Ku dhaqmin.Hadaba haddii aad tahay mid wax
Walba run mooda oo aan kala saari karin xaqiiqada
Iyo mala’awaalka, waxay taasi kudhaxal siinaysaa
Inaad go’aano qaldan qaatatid, go’aana daasina
Ay jar kaa tuuraan, sidaana aad ku guul daraysatid,
Dariiqii faqrigana sidaa ku dooratid oo aad faqiir
Ku dambaysid.
AQRISTAHA SHARAFTA LEH LASOCO SABABTA 12-AAD
Comments