8- MUSHKILADA AYAA KAA AWOOD BADAN
PART-12”SABABTA 8-AAD FAQRIGA KEENA”
1-MUSHKILADDA AYAA KAA AWOOD BADAN:-
Sida lawada ogyahay inaad hodan noqotaa
Maaha fudut waa mid ay kahorayso dhibaato
Faro badan iyo caqabado badan,kuf iyo kac,
Khasaare,daal,fikir jookta ah,sidaas ogeed
Ayaa dadka faqiirka ahi waa qaar aan mushki
Ladahaas u adkaysan karin una babac dhigi
Karin,waayo mushkiladda ayaa kaweyn,halka
Dadka hodanka ahi ay iyagu mushkilad kasta
Ay kawayn yihiin oo ay dusha uridanaayaan,
Maxaa yeelay waxaa umuuqda midhaha dambe
Dadka dhibta dusha urita qaar udhaqma sida
Qisadaani tilmaami doonto ee ila aqriso:-
“Waxaa jidhay nin bidhoole ah,ninkani ayaa
Galabtii wixii alaab haayay oo dhan faraskii ku
Soo raraayay,isaga oo jidka socda faras kiisina
Hor socda ayaa si lama filaan faraskii uga dha
Cay ceel dheer oo dariiqa badhtan kiisii ku qod
Naa,nin kii faraska lahaa inuu kasoo saaro ayuu
Isku dayaayay,laakiin nasiib daro way usoorobi
Wayday,wuxuu uyeedhay dadkii jaar ka ahaa si
Ay u caawi yaan,jaar kiina way kaquus teen
Mar kaa waxa isla garteen in faras ka lagu aaso
Isla goobta,si aanay cid kale wax ugu noqon
Oo isaga uun dhibta ugu ekaato,waxaa labilaa
Bay in ciidda lagu roggo faraska,faras kii mis
Kiinka ahaa nolol wuu kaquustay markuu
Arkay ninkii raran jiray oo ciidda ku roggeya
Cid umaqan oo uu taaggeero kasugaay inaanay
Jirin buu yaqiinsaday,waa isaga iyo xeeladdiisa,
Mar kasta oo ciidda dhabar ka looga shubo
Dusha ayuu ruxaa,mar kaasaa ciiddii hoostiisa
Ku daadataa,wuxuu dhabar ka ruxabaa oo
Ciiddiina hoos tiisa ku daadataba,marba marka
Kadam baysa ayuu kor usoo kacaa,dadkii faras
Ka aasaayay uun baa kawar helay faraskii oo
Dibadda usoo baxay,siddaana dhimashadii
Kaga badbaaday”.
Qisadan waxa aan ka qaadanay naa,dadka horu
Marka sameeyaa waa dad dhibaatada ku
Dhacaysa dhabar ka uruxa,oo kadibna dhinac
Yada uga kala daadato,laakiin dadku mush
Kiladda kawayn tahay waa dad marka dhib
Timaaddaba uu warwar iyo war bahaar dillo
Sidaana ku qaada xanuunada sida;macaanka,
Dhiig karka, iwm.
Sidaana ku aasma uu kudhinta.
Dadka faqiirka waxay ku daala yaan inay kafo
Gaadaan wax kasta oo dhib ukeenaya,markay
Markay arkaan dhib way ka ordaan,laakiin taas
Waxay dhaxal siinaysaa in dhibtii oogu waynayd
Oo faqrigu kamid yahay ay nolloshoodu ku
Dambayso.Kolba inta aad xalin karto mushkilad
Ayaa qiimahaagu kor ukacaaya,kolba inta aad
Mushkilad xalin karto ayaa waxaa kor ukacaaya
Hantidaada,kolba mushkilad xalin karto ayay
Hogaamiye nimaddaadu saree naysaa.
AQRISTAHA SHARAFTA LAHOW LASSOCO SABABTA 9-AAD EE FAQRIGA KEENA.

.jpg)
Comments