13-WAXAA TAHAY MID CAAJIS BADAN
13-WAXAA TAHAY MID CAAJIS AH OO HURDO BADAN.
Waxaa kira dad caajisiin ah oo laga yaabo inaad kamid tahay.
Waxaad doonaysaa inaad goosato beer aanad qodan.
Nolosha wax kasta oo fiican inaad hesho ayaad doonaysaa,
Adiga aan u daalin.
Wax kasta oo kuu qabsami waayana cudur daar baad usamaysaa.
Dr Brian Tracy wuxuu yidhi kitaab kiisu ahaa “GETTING RICH YOU OWN WAY”. “Haddii aad naftaada ka adkaato nolosha waxay kuu noqo nay
Saa midsahlan,Haddiise naftaadu kaa adkaato nolo way kugu adkaani”
Ogowna in caajisku Nabigeena Muxammed Naxriis Iyo Nabad Gelyo Kor
Kiisa Ha Ahaatee Uu kamagan Galay.
Arimah augu waaweyn ee in laga magan galo ah waxaa kamid ah
Caajisnimada, sabatoo ah waa saameynta xun ee ay qofka noloshiisa
Kuyeelanayso. Haddii qofku uu caajis noqdo aduun iyo aaqiraba wuu
Khasaaray, waayo labaduba waxay ubaahan yihiin dadaal iyo shaqo
Badan, taasina maaha mid qofka caajiska uu qaban karo.
Caalimka weeyn ee layidhaahdo wuxuu ku sheegay mutaaxu saacada
Hadalka hoos ku qoranssss
“Arimuhu wanaagsan,khayrka,iyo nolosha macaankeeda iyo dhameys
Tiran keeda laguma gaadho waxaan ka eheyn dhib,biriishka loo sii
Marayana waa dadaal iyo rafaad.
Dadka caqliga leh dhamaan tood waxay isku waafa qeen: in aan raaxo
Lagu gaadhin raaxo,ninka door bidaayo raaxaduna in raaxadi uu waayo
Inta ay la’egtahay dhibta iyo rafaadka iyo dulqaadka aad udul qaada
Taa ayey heerka farxadaada iyo noloshaada macaan keeda gaadheysaa.
Farxaddii uma sugna nin ka aan hami lahayn,macaanna mahelo ninka
Aan samir lahayn,nimcana mahelo ninka aan daalin.Bal marka uu
Adoon ku xoogaa daalo ayuu nastaa,marka uu udulqaato dhibta saacad
Ayay nolol ubadiyo uu helaa.Dadka kusugan nimcoo yiinku waa sabir ay
Saacad soo sabreen.ALLE ayaan gargaar waydiisaanaysaa xiilad iyo
Awood midna malihni”.
Hadalkaa caalimka ibnu qayim ayaa waano inoogu sugan wax kafiican
Hadalkiisa oo lasheegi karaa iima muuqdo,wuxuu sheegay murti aad
Uqiimo badan oo ah mid cibro qaadasho mudan.
AQRISTAHA SHARAFTA LAHOW LASOCO SABABTA 14-AAD
FAQRIGA KEENA.
Comments